Xirfadaha jilicsan ama xirfadaha fududi (soft skills ) waa sifooyin iyo awoodo aad ku horumarinayso noloshaada oo dhan. Xirfadaha jilicsan waxay ka hadlaan sida iyo sababta kugu dhiirigelinaysa inaad sameyso waxyaabaha qaarkood.
Xirfadahan fudud waxa ka mid ah oo tusaale u ah kuwan hoos ku xusan;
- Xirfadaha isgaarsiinta (Communication skills).
- Wadashaqaynta (Team-work).
- Maarayta wakhtiga (Time management).
- Go’aan qaadashada (Decision-making).
- Hogaaminta (Leadership).
- Xirfadaha nidaaminta (Organization skills).
- Xallinta dhibaatooyinka (Problem-solving).
- Ilaalinta anshaxa shaqada (Work ethics).
- Hal-abuurka ama curinta (Creativity).
- Hab-fikirka toolmoon (Critical thinking).
Inead job
[…] Related: Soft skills https://www.xirfadshaqo.com/waa-kuwee-xirfadaha-fududisoft-skills/ […]